adeega caafimaadka allemegan ee Thailand

Kusoo dhawaada adeega caafimaadka allemegan oo dhawaan laga hirgaliyey Thailand

Waxuu ka caawinayaa qofwalba oo xanuunsan ama doonaya baaritaan caafimaad oo heer sare ah inuu si sahlan isagu daaweyo.

Thailand shantii sane ee ugu dambeeysay waxay noqotay meelah ugu caansan oo loo caafimaad Doonto taasina waxay ku timid tayada cafimadka oo sareeysa iyo qiimo macquul ah.

Bukaanada caafimaadka doonaya waxay ka kala yimaadaan aduunka oo dhan haba ugu badnaadeen wadama carabta.

Allemegan waxay diyaar kuula tahay inay kaa caawiso wax yaaba soo socda inta aadan dalka imaan kahor iyo kadiba.

1- Qiimeynta bukaanka jiradiisa iyo gudbinta ispitaalka u leh taqasuska inta uusan imaan dalka.

2-Kasoo saarida isbitaalka hanaanka dawada bukaanka iyo sidoo kale qarashka iyo inta waqti ay qaadan karto (si qiyaas ah)

3-Usoo saarida bukaanka dal ku gal caafimaad asaga iyo cida ku wahelisa safarkiisa.

4- Usii diyaarinta balamihii lakulanka dhaqtarka

5 -Usii qabashada /usii bukimada meel ay dagaan

6 -Soo dhaweeyn diiran oo loo sameeynayo bukaanka iyo cida ku wehilsa safarkiisa looga soo

qaadayo gegida diyaaradaha.

7-Usii diyaarida turjumaar rag ama dumar kii uu bukaanka doorbidayo oo aad u tababaran

xafidayana siraha bukaanka uu leeyahay

8-Ka caawinta bukaanka wax ale waxii oga baahdo dalka Thailand

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it


Lix sababoo oo kuugu dhiira galinaya inaad thailand caafimaad u imaato

Sida ilma caafimaad qaba loogu beero uurka hooyada

 


Sida lugaha loogu toosiyo qofka ku dhasha curyaan nimada