tan iyo markii la aas aasay allegam waxaa soo gaaray bukaano la ildarana xanuuno kala duwan bukaanadaasi ayaa lagu daaweeyey thailand kadibna ku laabtay halka ay kala kala yimaadeen ayaga oo aad u amaanaday habka caafimaadka thailand iyo qiimaha jaban, hadaba thailand wadamada caafimaadka u soo doonta kaliya ma ahan Somalia wadamada ugu badan yimaada waa imaaraadka carabta, khaddar Kuwait baxrayn iyo cumaan. Sidoo kale wadamada yurub waxaa ugu badan oo yimaada Sweden,uk.norway and finland, iyo america

meelaha ugu badan somalida ay ka imaadaan waxaa ka mid ah gudaha Somalia iyo wadamada carabta sidoo kale wadamada yurub ayaa laga kala yimaada,

caafimaadka waa shey muhiim u ah qofka ibna aadanka , caafimaad la aantiis saa hormar ku gaartaa waa ay adagtahay


Lix sababoo oo kuugu dhiira galinaya inaad thailand caafimaad u imaato

Sida ilma caafimaad qaba loogu beero uurka hooyada

 


Sida lugaha loogu toosiyo qofka ku dhasha curyaan nimada

Â