waxaa la qurinayaa oo dib loo habeeynayaa dhamaan jirkaada meel walba oo aad qurux ka donneysid ama aad isleedahay dhinicaan waad u liidataa,Â
waxaa laguu qorayaa wajiga ayida loo baa biniyo meel walba oo fool xuma katabaneeysid sidaa laalaabitaanka iyo cayilka ama xeerta foosha wajiga taas oo la baabin doona hadii wajigaadana yahay mid qalalan oo aan laheen wax hilib ah goonkana muuqda waxaa lagu siyaadin doonaa cadiin taas oo laga keeni doono jirkaaada dhaxdiisa waliba ayida oo qaliin lagu sameeyn, hadaad tahay fanaan heesaa ah oo aad dooneeysid isqurxin ama is yareeyn soo gaar xarumaha caafimaadka thailand, Â
Â
Â
Dhuubida sanka iyo u habeynta wajiga sida quruxdu tahay
 Â
Â
 
Cadeynta, simida, dheereynta, gelinta, beerida ciridka ilkaha iyo waliba qurxinta ilakaha intaba waan kuu diyaarinay
Bilicda iyo quruxda waa sheey soo jeeto indhaha ibna aadanka qofwalbana jecelyahay inuu muuq wanaagsan lahaado iyo soo horjoogsiga bulshada inteeda kale , hadaba waxaan kuu diyaarinay isqurxin tii ugu dambeeysay uguna casri saneeyd. Adiga oo la dhuubaya sanka iyo lana habeeynayo bishimaha sida quruxda tahay taasi oo ay sameeyn doonaan dad ku taqususay
Â

Â
Dhuubida sanka iyo u habeynta wajiga sida quruxdu tahay

Â
Â
Cadeynta, simida, dheereynta, gelinta, beerida ciridka ilkaha iyo waliba qurxinta ilakaha intaba waan kuu diyaarinay













