Hadii aad u egtahay tobaadan jir wajigaadana qayirmay oo aduunkaba ka quusatay noo kaalay anaga ayaa kuu ekeyneya labatan jir, hadii aad isleedahay suurta gal ma aha bal nala eeg sawiradaan.
 
Â
Isyareeyntaa waa sheey thailand aad ugu hormaraty waxaana loo sameeyn qaab qaliin ah iyo qaab daaweeyn ah,












