Ubad raadin
Uabdka waa deeq ilaah bixiya dadaalna waa lagama maarmaan, hadii aad inbadan ku cabaneesay ilma ayaan iska lahay soo gaar xarumaha caafimaadka thailand si aad u ogaato sababta keentay inaad u bad helin in muda ah.
Madhaleesnimada waa wax jiro balse la daaweeyn karo, taasi oo la xoojinayo hormoonada sabab inuusan qofka awood u yeelan inuu ilmo dhalo ama haweeneyda ubad hesho.
Thailand aad ayeey ugu hareeysa xaga daaweeynta cudurada keena in qofka ilmo iska waayo, waxaana loo daaweeyo qaabab kala duwan. ilahay awoodisana waa gooni qofkii ilaah ubad la doono asaga ayaa siiyo dadaalna waa lagama maarmaan
Ilahow ubad la aan hana dhigin













