Adeega caafimaadka allemegan waxaa la aas aasay march,14,2011 waxana loo aas aasay si somalida oga caawiso isku daaweeynta thailand taasi oo oga wanaagsan wadamada hada ay caafimaadka u doontaan kana tayo wanaagsan.

Waxaa general manager ka ah , Abdirahman caamir

Abdulkadir jabrilyare. Xiriirka dadweeynaha  (public relations)


tiigsigena

Waxaan rabnaa shanta sano soo socoto somalida ugu badan ee dibada caafimaad u aado in ay halkaan yimaadaan taas oo oga jaban meel walba uguna tayo wanaagsan,

 


Lix sababoo oo kuugu dhiira galinaya inaad thailand caafimaad u imaato

Sida ilma caafimaad qaba loogu beero uurka hooyada

 


Sida lugaha loogu toosiyo qofka ku dhasha curyaan nimada

Â